Home » Entries posted by WARARKA SOMALIA
Entries posted by digriyoo
Madaxweynaha Soomaaliya oo guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada (SAWIRRO)

Madaxweynaha Soomaaliya oo guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada (SAWIRRO)

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya. Kulanka golaha wasiirrada ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xariira shaqooyinka ay qabtaan tubaha horumarinta arrimaha bulshada, Amniga iyo caddaaladda, siyaasadda loo dhanyahay iyo tubta horumarinta dhaqaalaha iyo shaqooyinka hor-tebinta leh ee u yaalla tubaha hawlaha lagu […]

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Gaalkacyo

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxweynaha ayaa wehlinaya wafdi ka kooban labada Gole ee Baarlamaanka iyo Golaha Wasiirada ayaa galabata soo gaaray Magaalada Gaalkacyo.

Continue reading …
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu sheegay in faro galin ku hayaan maamulkooda  Xildhibaano, Senetaro iyo Wasiiro katirsan dowlada Federaalka Soomaaliya. Qoraalka Xaaf kasoo baxay ayaa lagu sheegay in Dowlada Federaalka Soomaaliya ka shaqeeneyso bur burinta heshiisyadii ay wada galeen maamulka Galmudug iyo kooxda Ahlu Sunna. Galmudug garabka Madaxweyne […]

Continue reading …
Sidee noqonayaa Jirkaaga Hadaa Cunto Xabad Tufaax ah Maalin kasta

Geedka tufaaxu waxa uu leeyahay faa’iidooyin badan oo caafimaad waxana laga helaa qayb badan oo kamid ah fiitamiinada jidhku u baahan yahay. Hadaba geedka tufaaxa waxa uu ka kooban noocyo badan waxana kamid ah. 1- Tufaaxa Cas ee Mareekanka iyada oo uu yahay kan ugu badan ee Aduunka loo dhoofiyo ayaa uu yahay Aragiisu mid […]

Continue reading …
Maxkmadda CQS Oo Maanta Xukun Riday

Dable Boliis Maxamed Cabdikariin Cabdullaahi ayaa laga soo qabtay agagaarka jaamacadaha degmada Hodan  xilli uu dhac u  geysanayay dadka ka soo baxay salaada subax iyo kuwa u sii socday masjidyada ku yaallo xaafadaha degmada Hodan. Dadka degmada ayaa ku war geliyay  gudoomiye waaxeedka xaafadda iyo taliyaha rugta Boliiska, waxa ayna si wada jir ah u […]

Continue reading …
Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare oo shaaciyay xilliga uu furmayo kalafadhiga 4-aad ee Golaha

Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta kullan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleenn ka tashiga furitaanka kalafadhiga 4-aad ee Golaha Aqalka sare iyo waliba xogwareysi halka uu marayo dadaaladii ay wadeen Aqalka sare ee lagu xalinayay khilaafka Dowladda Federaalka iyo Maamul Gobolleedyada dalka. Kullanka ayaa waxaa shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka […]

Continue reading …
Abwaan Bisle oo gabay Qiirlo leh ka tiriyay deegaannada Galmudug.Daawo

Abwaan Bisle oo ka mid ah abwaaniinta Galmudug ayaa tiriyay gabay Qiirlo leh oo uu kaga hadlayo deegaannada Galmudug.Daawo https://www.youtube.com/watch?v=Xj4XyXRCGMY

Continue reading …