Home » Archives by category » MUUQAALADA
Sidee noqonayaa Jirkaaga Hadaa Cunto Xabad Tufaax ah Maalin kasta

Sidee noqonayaa Jirkaaga Hadaa Cunto Xabad Tufaax ah Maalin kasta

Geedka tufaaxu waxa uu leeyahay faa’iidooyin badan oo caafimaad waxana laga helaa qayb badan oo kamid ah fiitamiinada jidhku u baahan yahay. Hadaba geedka tufaaxa waxa uu ka kooban noocyo badan waxana kamid ah. 1- Tufaaxa Cas ee Mareekanka iyada oo uu yahay kan ugu badan ee Aduunka loo dhoofiyo ayaa uu yahay Aragiisu mid […]

Muuqaal Naxdin badan oo lago soo duubay dhibkii lagu haayey Muslimiinta Buruma

Dalka Buruma ayaa waxaa laga soo bara kiciyey Muslimiin badan oo ku noolaa wadankaas kadib markii ay weerar kusoo qaadeen Gaalada Budista ah. Waxaa la gubay hantidii Dadka Muslimiinta ahaay sidoo goobihii warbarashada sida dugsiyadii Quraanka, Musaajidadii, Duryihii. Muuqaalkan ayaa ku goobo faro badan oo la gubaa iyo Dadkii Muslimiinta ahaay qaabkii a burakaceen. Wadanka […]

Continue reading …
DAAWO:Ciidamada Mangoolka oo la ogaaday sababta ay u qubeysan waayeen

Boqotooryadii Mangooliyada ayaa waxa ay aheed mid maamuli jirtay qaybo badan oo kamid ah Caalamka sidookale laheyd ciidamo aad u awood badan. Ciimada Mangooliyiinta ayaa ahaay kuwo aan kuwo aan qubeysan jirin oo biyaha ka caagan sabab jirta darteeda. Ciimada ayaa waxa ay amiinsanaayeen  hadii ay ku qubeystaan biyaha ay dhibsanayaan xasharaad ku ku jira […]

Continue reading …
Eden Hazard oo banaanka soo dhigay in oo Muslim yahay Daawo Video.

Weeraryahanka kooxda Chelsea ugu ciyaara garabka ayaa mudo laga shakisanaa diinta oo haysto laakiin mar laga duubay muuqaal oo ugu hadlaayey in goolal badan dhalin oo gaaraya ilaa 40. Su,aal ayaa la weeydiiyey xidiga oo ah goolal badan ma dhalin doontaa oo gaaraya ilaa 40 gool waxa oo ku jawaabay Insha Allah waan dhalin doonaa. […]

Continue reading …
Chelsea 1-1 Liverpool

https://www.youtube.com/watch?v=JuEUmj8NmNg

Continue reading …