Home » Archives by category » QORAALO XIGMAD LEH
Sidee noqonayaa Jirkaaga Hadaa Cunto Xabad Tufaax ah Maalin kasta

Sidee noqonayaa Jirkaaga Hadaa Cunto Xabad Tufaax ah Maalin kasta

Geedka tufaaxu waxa uu leeyahay faa’iidooyin badan oo caafimaad waxana laga helaa qayb badan oo kamid ah fiitamiinada jidhku u baahan yahay. Hadaba geedka tufaaxa waxa uu ka kooban noocyo badan waxana kamid ah. 1- Tufaaxa Cas ee Mareekanka iyada oo uu yahay kan ugu badan ee Aduunka loo dhoofiyo ayaa uu yahay Aragiisu mid […]

Dr. Mustafa Kamal Maxamud Xuseen oo ah aqoonyahan u dhashay dalka Masar ayaa mar sii horeysay qoraal uu qoray waxuu is barbar dhig ku sameeyay dalalka Japan iyo Masar waxaana uu sheegay in tirada dadka dalka Japan ay tahay in ka badan 120 malyuun oo qof

Dr. Mustafa Kamal Maxamud Xuseen oo ah aqoonyahan u dhashay dalka Masar ayaa mar sii horeysay qoraal uu qoray waxuu is barbar dhig ku sameeyay dalalka Japan iyo Masar waxaana uu sheegay in tirada dadka dalka Japan ay tahay in ka badan 120 malyuun oo qof, kuwaasi oo ku nool dhul aad uga yar kan […]

Continue reading …
Nin darawal ah oo shaqadiisu tahay inuu ku xamaasho Gaari yar ee uu isaga leeyahay ayaa lagu soo warramay in maalin maalmaha kamid ah laga xaday

Nin darawal ah oo shaqadiisu tahay inuu ku xamaasho Gaari yar ee uu isaga leeyahay ayaa lagu soo warramay in maalin maalmaha kamid ah laga xaday Gaarigiisa iyadoo la garan waayay cidda kaxeeysatay iyo goobta loola dhaqaaqay Gaarigiisa oo gebi ahaanba laga dhex waayay gudaha magaalada iyo hareeraheeda oo dhan kadib gurmad raadin ah oo […]

Continue reading …
Toban Tallo oo waxtar u leh nolosheena.

1. Waa muhiim in miisaanka aad saarto wax kasta oo noloshaada kusoo biiraya ama ka baxaya, si kale hadaynu u dhigno isticmaalayso ama samaynayso ha noqdo cabirkiisu meeqaamka uu diinta Islaamka ka joogo iyo siday u aragto marna xadka diintu dhigtay ha baal marin. 2. Noloshaada waa in aad noqotaa qof kaligii is bixin kara […]

Continue reading …
Nin ayuu wiil u dhashay, markaasuu u tagay nin xigmad badan

Nin ayuu wiil u dhashay, markaasuu u tagay nin xigmad badan, waxaana uu ku yiri: “Wiil ayaa ii Dhashay, waxaan kaa Rabaa inaad ii Sheegto habka wanaagsan ee aan u Tarbiyadeeyo?, Odaygii xgmadyahanka ahaa ayaa ugu jawaabay Ninkii:” Waan ka xumahay, Waa goor danbe, hadda maaha inaad ii Timaado ee waxaa loo baahnaa inaad ii […]

Continue reading …