Home » Archives by category » .
Rag hubeysan oo macalin ku dilay magaalada Mandheera

Rag hubeysan oo macalin ku dilay magaalada Mandheera

Dagaalyahanno la rumeysan yahay in ay ka tirsan yihiin Al Shabaab ayaa labo Macalin oo Kenyaan ahaa maanta ku dilay magaalada Mandera gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Sida ay sheegeen Booliska Kenya Macalimiintaasi ayaa Geeriyooday, kadib markii Bam Gacmeed lagu weeraray Iskuul ay ku sugnaayeen oo lagu magacaabo Arabia Boys oo ku yaalla bartamaha […]

Iska rogadii wadday mayd wadareed-ka ee Muqdisho iyo sheeko aan dib dambe uga warrami doonin (Aqri

QARIXII SOOBBE IYO QUDHAYDA: Tani waa sheeko mar haddii aad wariso, mar labaad aan ku celis lahayn, nooceeda oo kale wali goob-joog uma noqon, Eebbana dib iima tuso. Waa balliyo dhiig ah iyo bulsho idil oo la isu-wada-dhab-galiyey, dhawaaqeedu waa taah, gurmadkeedu waa dhiig, samirkeedu waa mawd!!! Laba habeen kahor, waxaan ballan kala qaadannay asxaabtaydii […]

Continue reading …