Home » Archives by category » WARARKA » WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Soomaaliya oo guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada (SAWIRRO)

Madaxweynaha Soomaaliya oo guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada (SAWIRRO)

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya. Kulanka golaha wasiirrada ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xariira shaqooyinka ay qabtaan tubaha horumarinta arrimaha bulshada, Amniga iyo caddaaladda, siyaasadda loo dhanyahay iyo tubta horumarinta dhaqaalaha iyo shaqooyinka hor-tebinta leh ee u yaalla tubaha hawlaha lagu […]

Ugandha oo sheegtay in looga laayey magaalada Marko

War qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Uganda ayaa waxaa lagu xaqiijiyay in ciidamo looga dilay dagaal culus oo maalmo ka hor ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose. Afhayeen Millatari oo u hadlay dowladda Uganda ayaa sheegay in ugu yaraan Laba askari looga dilay dagaal Talaadadii ina dhaaftay ciidamada Uganda ay […]

Continue reading …
Daawo Sawiro:-Nin Dadka shacabka Muqdisho baaran jiray oo la qaarajiyey

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa saakay xaafada Black Sea waxa ay ku dilay nin shufto ahaay oo baaran jiray Shacabka Magaalada Muqdisho.   Ninka la dilay ayaa waxa oo ku lanisnaa dharka ciidanka dowlada Soomaaliya asagoo isku ekeynaa  Ciidamada si shacabka u aaminan in ciidanka Dowlada ay dhacaan shacabka.   Shacabka Muqdisho ayaa waxa ay […]

Continue reading …
Dowlada Sweden oo soo saartay wareegto hub aruurin ah.

Dowlada Sweden ayaa soo saartay wareegto ku aadan hub aruurin dalka oo dhan waxa dalka ku wargaliyeen in lakeeno hubka sharci darada lagu haysto mudo seddex bilood gudahood ah. Wareegta ayaa la sheegay in ku egtahay ilaa laga gaarayo bisha Janaayo 11, qofkii hubka keena aan loo raacan doonin wax danbi ah la cafinaayo markii […]

Continue reading …
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Gaalkacyo

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxweynaha ayaa wehlinaya wafdi ka kooban labada Gole ee Baarlamaanka iyo Golaha Wasiirada ayaa galabata soo gaaray Magaalada Gaalkacyo.

Continue reading …
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu sheegay in faro galin ku hayaan maamulkooda  Xildhibaano, Senetaro iyo Wasiiro katirsan dowlada Federaalka Soomaaliya. Qoraalka Xaaf kasoo baxay ayaa lagu sheegay in Dowlada Federaalka Soomaaliya ka shaqeeneyso bur burinta heshiisyadii ay wada galeen maamulka Galmudug iyo kooxda Ahlu Sunna. Galmudug garabka Madaxweyne […]

Continue reading …
Sidee noqonayaa Jirkaaga Hadaa Cunto Xabad Tufaax ah Maalin kasta

Geedka tufaaxu waxa uu leeyahay faa’iidooyin badan oo caafimaad waxana laga helaa qayb badan oo kamid ah fiitamiinada jidhku u baahan yahay. Hadaba geedka tufaaxa waxa uu ka kooban noocyo badan waxana kamid ah. 1- Tufaaxa Cas ee Mareekanka iyada oo uu yahay kan ugu badan ee Aduunka loo dhoofiyo ayaa uu yahay Aragiisu mid […]

Continue reading …
Rag hubeysan oo macalin ku dilay magaalada Mandheera

Dagaalyahanno la rumeysan yahay in ay ka tirsan yihiin Al Shabaab ayaa labo Macalin oo Kenyaan ahaa maanta ku dilay magaalada Mandera gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Sida ay sheegeen Booliska Kenya Macalimiintaasi ayaa Geeriyooday, kadib markii Bam Gacmeed lagu weeraray Iskuul ay ku sugnaayeen oo lagu magacaabo Arabia Boys oo ku yaalla bartamaha […]

Continue reading …
Ra,iisul Wasaare oo kulan la qaatay Boqor Salmaan Bin Abdulaziz Al Saudi

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta qasriga boqortooyada kula kulmay boqorka dalka Sucuudiga, Boqor Salman bin Abdulaziz Al Saud. Ra’iisul wasaare Khayre iyo Boqor Salmaan ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Sucuudiga, iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasaddaa. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre […]

Continue reading …
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Ka Deyriyay Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Eng. C/xakiim C/llaahi Xaaji Cumar Camey, ayaa si Adag uga hadlay Takhriibka Dhalinyarada Soomaaliyeed, waxaana uu Sheegay inuu yahay Tahriibku Musiibo heysata haatan Umadda Soomaaliyeed. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa Sheegay in Puntland Dadaal dheer ay ugu jirto Joojinta Tahriibka, balse aysan ku fineyn kaligeed Joojinta Tahriibka, Isagoona ugu Baaqay Dowladda Federaalka, […]

Continue reading …
Page 1 of 6123Next ›Last »