Home » Archives by category » WARARKA » WARARKA MAANTA (Page 2)
DAAWO:-Tuug Dad dhacaayey oo la kulmay arin oo marna fileyn

Magaalo ku taala dalka Dalka Ruushka ayaa caado waxaa ka ah in tuugada dhacaan Dadka rayidkaa maalin kaste. Meel Dad Badan ku sugan yihiin ayaa waxaa soo weerar tuugo doonayey in oo dhaco dadka sugan goobta waxaan kala kulmay Arin oo fileyn oo naftiisa qatar Galisay.   HOOS KA DAAWO WAXA KU DHACAY TUUGA.

Continue reading …
Muuqaal Naxdin badan oo lago soo duubay dhibkii lagu haayey Muslimiinta Buruma

Dalka Buruma ayaa waxaa laga soo bara kiciyey Muslimiin badan oo ku noolaa wadankaas kadib markii ay weerar kusoo qaadeen Gaalada Budista ah. Waxaa la gubay hantidii Dadka Muslimiinta ahaay sidoo goobihii warbarashada sida dugsiyadii Quraanka, Musaajidadii, Duryihii. Muuqaalkan ayaa ku goobo faro badan oo la gubaa iyo Dadkii Muslimiinta ahaay qaabkii a burakaceen. Wadanka […]

Continue reading …
Dhageyso:-Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo magaalada Dhuuso-mareeb kusoo dhaweeyey Mudane Abdikariim Muuse Qalbi-dhagax

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxa oo caasimada Dhuuso-mareeb kusoo dhaweeyey halgamaa Abdikariim Muuse Qalbi dhagax. Waxa oo sheegay in ay ku faraxsan yihiin Galmudug imaanshaha Qalbi dhagax deeganada Galmudug oo horay looga qabtay sidookale reer Galmudug ku raxsan yihiin xoriyada oo dib u helay. Maxdweyn Xaaf ayaa sheegay in oo gaari u diray qalbi […]

Continue reading …
Dhageyso:-Khudbadda Gudoomiya cusub dowlad Goboleedka Galmudug

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta yeelatay Gudoomiye cusub ee golaha Baarlamaanka. Xildhibaanada Galmudug ayaa maanta waxa ay doorteen mudane Ismaacil Cabdulle Xasan oo noqday gudoomiyey cusub ee golaha Baarlamaanka Galmudug kasoo xalay qodbad qiiro leh ka horjeediyey Xildhibaanada Galmudug hortooda. Gudoomiyaha cusub ee golaha Baarlamaanka Galmudug waxa oo ku dhashay gobalka Galgaduud gaar ahaa tuulada Bargaan […]

Continue reading …
DHAGEYSO:-Qalbi dhagax oo maanta soo gaaray caasimada Galmudug Dhuusamareeb

Halgamaayga Soomaaliyeed Abdikariim Muuse oo ku magac dheer Qalbi dhagax ayaa maanta waxa oo soo gaaray caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb. Qalbi dhagax ayaa maal mahaan waxa oo ku sugnaa deegaanada Galmudug oo horay loo soo qabtay kadib markii dowlada Soomaaliya ay u dirtay ciidamada Naba Sugida oo ugu danbeyntii ku wareejiyey Dowlada Ethiopia. Qalbi dhagax […]

Continue reading …
Degmada Wanlaweyn oo lagu dil Shiikh caan ka ahaay….

Macallin Nuur Cismaan Bilaal oo ka mid ahaa culimada ugu caansan degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa lagu diley hoygiisa ku yaalla degmadaasi. Goob joogayaal ayaa sheegay in askar ka tirsan dowladda federaalka ay dilkaasi ka dambeeyeen, islamarkaana lama oga sababta ay u dileen Sheekhan in kasta oo aan xog rasmi ah laga haynin […]

Continue reading …
Turkiga oo Dabagal Ku Haya Gaari madow Oo Lagu Qaaday Jidhkii Kamal Khashuuji.

Madaxda Turkigu waxa ay eegayaan kaamarooyinka waddooyinka, iyagoo baaraya gaari madow kaas oo ay aaminsanyihiin in jidhka Kamaal Khahufji uu ka qaaday Qunsilayda Istabuul isbuucii la soo dhaafay.- mid ka mid ah lixdii gaawaarida ciidamada sida gaarka ah u tabaran ee ay lahaayeen, kuwaas oo looga shakisanyahy in ay ka danbeeyeen dilka ama khaarijinta suxifigii […]

Continue reading …
Somaliland Oo Sheegtay Inay Soo Weerareen Ciidamada Puntland Oo Hub Casri ah Sita (Daawo)

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Abees, oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay Dagaal Xalay ka dhacay Deegaanka Tukoraq, kaas oo Dhex maray Ciidamada Difaaca Puntland iyo Kuwa Somaliland. Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Somaliland, ayaa Sheegay in Ciidamo Puntland oo ku hubeysan Hub Casri ah, inay Weerar Culus kusoo Qaadeen Fariisin […]

Continue reading …
Muqdisho iyo Moto-Bajaaj maxaa kala haysta?

Waxaa qoraalkan gaaban ku fiirin doonaa isbarbar dhig saamaynta bulsho, dhaqan-dhaqaale iyo mida deegaanka ay gaadiidka “Autoshaw” oo looyaqaan Moto-bajaajta ay ku leedahay Caasimada iyo dallka. Wareegtada ka soo baxday gudoomiyaha gobolka Benaadir eng-yarisow ee ku saabsanayd mamnuucida soo dajinta moto-bajaajta magaalada muqdisho oo ubaahan qorshe howleedkii lagu joojin lahaa, waan soo dhaweynayaa talaabadaas uu […]

Continue reading …
Lamaane la qabtay “iyagoo xubno banii’aadam ku iibinaya” dalka Mexico

Booliiska dalka Mexico ayaa baaritaan ku haya lamaane la xiray iyaga oo wata xubno banii’aadam, waxaana lala xiriiriyay dilka toban ruux. Markii ninka la xiray ka dib waxaa la sheegay in uu qirtay in uu 20 haween ah ku dilay goob ka tirsan magaalada Mexico City. Baareyaasha ayaa xubno banii’aadam ku arkay gurigii ay lamaanahaasi […]

Continue reading …