Home » Archives by category » WARARKA » WARARKA MAANTA (Page 4)
Maxkmadda CQS Oo Maanta Xukun Riday

Dable Boliis Maxamed Cabdikariin Cabdullaahi ayaa laga soo qabtay agagaarka jaamacadaha degmada Hodan  xilli uu dhac u  geysanayay dadka ka soo baxay salaada subax iyo kuwa u sii socday masjidyada ku yaallo xaafadaha degmada Hodan. Dadka degmada ayaa ku war geliyay  gudoomiye waaxeedka xaafadda iyo taliyaha rugta Boliiska, waxa ayna si wada jir ah u […]

Continue reading …
Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare oo shaaciyay xilliga uu furmayo kalafadhiga 4-aad ee Golaha

Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta kullan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleenn ka tashiga furitaanka kalafadhiga 4-aad ee Golaha Aqalka sare iyo waliba xogwareysi halka uu marayo dadaaladii ay wadeen Aqalka sare ee lagu xalinayay khilaafka Dowladda Federaalka iyo Maamul Gobolleedyada dalka. Kullanka ayaa waxaa shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka […]

Continue reading …
Puntland Oo Mamnuucday In Shirar Aysan La Socon Lagu Qabto Garoowe.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Iyo Isgaarsiinta Dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab, oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa Sheegay in aan lagu Qaban Karin Garoowe, Shir aysan Ogeyn Dowladdu. Wasiir Cabdir Xirsi Cali Qarjab, ayaa Sheegay in Loo Baahan yahay in la Xoojiyo Ammaanka Caasimadda, taas Badelkeedna looga baahan yahay Dadka Shirarka […]

Continue reading …
Madaxda Dowlad Gobaleedyada Iyo Beesha Caalamka Oo Heshiis Ku Gaaray Magaalada Nairobi (Akhriso)

Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xubno ka socday Beesha Caalamka ayaa Maalmihii ugu dambeeyay kulamo ku lahaa Magaalada Nairobi, Iyadoona laga gaaray Is Afgarad ku aadan Qodobadii looga hadlayay Kulamadan. Kulamadan ayaa Markii hore ku Bilowday Wada-tashiyo ay lahaayeen Madaxweynayaasha Dowlad Gobaleedyada Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Galmudug, Iyadoona Markii dambe […]

Continue reading …
Khasaare Dhimisha Iyo Dhaawac Ah Oo Ka Dhashay Gaari Lagu Rasaaseeyay Gobalka Mudug.

Illaa Saddex Ruux ayaa Geeryootay, Afar Kalena waa ay Dhaawacmeen kaddib Markii Maleeshiyaad Hubeysan ay Raasaas ku fureen gaari ay Saarnaayeen Dad Shacab ah, kaas oo ku Safrayay Wadada Xariirisa Magaalada Gaalkacyo iyo Degmada Habyo ee Gobalka Mudug. Maleeshiyaadka Hubeysan oo Wadada ay u taalay Wadada Xariirisa Gaalkacyo iyo Hubyo, ayaa la Sheegay inay Amar […]

Continue reading …
Dhageeysiga Dacwada loo heeysto Cabdi Maxamuud Cumar oo bilaabatay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in maxkamad halkaasi ku taala ay goordhow biloowday dhageeysiga dacwada loo heeysto madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar. Maxkmada ayaa kal hore muddo 14-cisho ah dib u dhigtay kiiska dacwada loo heeysto Cabdi Maxamuud Cumar iyada oo dib maanta […]

Continue reading …
Abwaan Bisle oo gabay Qiirlo leh ka tiriyay deegaannada Galmudug.Daawo

Abwaan Bisle oo ka mid ah abwaaniinta Galmudug ayaa tiriyay gabay Qiirlo leh oo uu kaga hadlayo deegaannada Galmudug.Daawo https://www.youtube.com/watch?v=Xj4XyXRCGMY

Continue reading …
Maurizio Sarri Oo Shaaca Ka Qaaday Qorshaha Uu Eden Hazard Uga Caawinayo In Uu Dhaliyo 40 Gool

Tababaraha Kooxda Chelsea Ee Maurizio Sarri ayaa shaaca ka qaaday qorshaha uu Eden Hazard uga caawinayo in uu dhaliyo 40 gool xilli ciyaareedkan kadib qaab ciyaareedka ah ee uu soo bandhigay xilli ciyaareedkan. Tababraha chelsea ayaa la dhacay qaab ciyaareedka xiddiga reer Belguim tan ilaa markii uu kooxda chelsea hogaanka u qabtay waxana uu shaaca […]

Continue reading …
Cesc Fabregas Oo Doonaya In Uu Sii Joogo Chelsea & Hal Arin Oo Ka Hor Istaagi Karta Arintaas Oo Uu Sheegay

Xiddiga Khadka dhexe uga ciyaara kooxda chelsea ee Cesc Fabregas ayaa si aad u doonaya in uu sii joogo kooxda chelsea laakiin waxa uu qirtay in ay jirto hal arin oo ka hor istaagi karta arintaas waliba keeni karrta in uu isaga tago kooxda chelsea. Cesc Fabregas ayaa doonaya in uu sii joogo kooxda chelsea […]

Continue reading …
“Haddan waan fiicanahay, balse laba bilood ka dib sidan wey ka duwanaan kartaa” Hazard!

Super Star-ka kooxda Chelsea ee Eden Hazard ayaa shaki ku abuuray taageerayaasha kooxdiisa ka dib mar wax laga weydiiyay mustaqbalkiisa. 27 jirkan ayaa hoosta ka xarriiqay in xilligan uu faraxsanyahay, hase ahaatee, is beddel uu imaan karo muddooyinka soo aaddan. Captain-ka Belgium ayaa suuqii xagaaga lala xiriiriyay inuu ka dhaqaaqayo Blues waxaana carrabka u raaricinayay […]

Continue reading …