DAAWO:Ciidamada Mangoolka oo la ogaaday sababta ay u qubeysan waayeen

Filed under: MUUQAALADA |
Boqotooryadii Mangooliyada ayaa waxa ay aheed mid maamuli jirtay qaybo badan oo kamid ah Caalamka sidookale laheyd ciidamo aad u awood badan. Ciimada Mangooliyiinta ayaa ahaay kuwo aan kuwo aan qubeysan jirin oo biyaha ka caagan sabab jirta darteeda. Ciimada ayaa waxa ay amiinsanaayeen  hadii ay ku qubeystaan biyaha ay dhibsanayaan xasharaad ku ku jira sidaas go,aan ku gaareyn iska dhaafaan qubeyska. HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA. https://www.youtube.com/watch?v=nC-s75HqpyQ

HOOS KU QOR RAYIGAADA

Kommentera

E-postadressen publiceras inte. Obligatoriska fält är märkta *