Degmada Wanlaweyn oo lagu dil Shiikh caan ka ahaay….

Filed under: WARARKA,WARARKA MAANTA |
Macallin Nuur Cismaan Bilaal oo ka mid ahaa culimada ugu caansan degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa lagu diley hoygiisa ku yaalla degmadaasi. Goob joogayaal ayaa sheegay in askar ka tirsan dowladda federaalka ay dilkaasi ka dambeeyeen, islamarkaana lama oga sababta ay u dileen Sheekhan in kasta oo aan xog rasmi ah laga haynin arintan shacabka ku cusub Shacabka degmada Wanlaweyn oo ka carreysan dilkaasi ayaa durba sameeyey dibabax xooggan oo arrintan uga jawaabayaan. Ma jirin wax ganacsi ah oo maanta ka jiray guud ahaan degmada Wanlaweyne, iyadoo dibadbaxayaasha ay ka codsadeen dowladda federaalka in lasoo qabto askartii dilka Sheekhan ka dambeysay. HOOS KA  AWO MUUQAALKA WARBIXINTA

HOOS KU QOR RAYIGAADA

Kommentera

E-postadressen publiceras inte. Obligatoriska fält är märkta *