Dhageyso:-Khudbadda Gudoomiya cusub dowlad Goboleedka Galmudug

Filed under: WARARKA,WARARKA MAANTA |
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta yeelatay Gudoomiye cusub ee golaha Baarlamaanka. Xildhibaanada Galmudug ayaa maanta waxa ay doorteen mudane Ismaacil Cabdulle Xasan oo noqday gudoomiyey cusub ee golaha Baarlamaanka Galmudug kasoo xalay qodbad qiiro leh ka horjeediyey Xildhibaanada Galmudug hortooda. Gudoomiyaha cusub ee golaha Baarlamaanka Galmudug waxa oo ku dhashay gobalka Galgaduud gaar ahaa tuulada Bargaan oo 75 km u jirta degmada Ceelbuur. Dhawaanihii ugu danbeeyey waxaa deeganada Galmudug ka taagnaa loola dhanka siyaasad ee u dhexeeyey Madaxweynahay Galmudug Xaaf iyo Casar oo garab ka helaa madaxweyna ku xigeeynka Galmudug Carabey. Xildhibaanada Galmudug ayaa ugu danbeeyntii waxa ay xilka ka xayuubiyeen Casar iyo Carabey oo kala aha Gudoomiyaha Barlamaanka iyo ku xigeynka madxweynaha. HOOS KA DHAGEYSO KHUBDADDA GUDOOMIYAHA CUSUB EE GOLAHA BAARLAMAANKA GALMUDUG.

HOOS KU QOR RAYIGAADA

Kommentera

E-postadressen publiceras inte. Obligatoriska fält är märkta *