Dhageyso:-Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo magaalada Dhuuso-mareeb kusoo dhaweeyey Mudane Abdikariim Muuse Qalbi-dhagax

Filed under: WARARKA,WARARKA MAANTA |
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxa oo caasimada Dhuuso-mareeb kusoo dhaweeyey halgamaa Abdikariim Muuse Qalbi dhagax. Waxa oo sheegay in ay ku faraxsan yihiin Galmudug imaanshaha Qalbi dhagax deeganada Galmudug oo horay looga qabtay sidookale reer Galmudug ku raxsan yihiin xoriyada oo dib u helay. Maxdweyn Xaaf ayaa sheegay in oo gaari u diray qalbi dhagax markii oo maqlay qalbi dhagax ayaa ku sugan deeganada Galmudug laakiin u gacan galay ciidamada Dowlada Soomaaliya oo ugu danbeyntii Ethiopia u dhiibay. HOOS KA DHAGEYSO WARBIXINTA.

HOOS KU QOR RAYIGAADA

Kommentera

E-postadressen publiceras inte. Obligatoriska fält är märkta *