DHAGEYSO:-Qalbi dhagax oo maanta soo gaaray caasimada Galmudug Dhuusamareeb

Filed under: WARARKA,WARARKA MAANTA |
Halgamaayga Soomaaliyeed Abdikariim Muuse oo ku magac dheer Qalbi dhagax ayaa maanta waxa oo soo gaaray caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb. Qalbi dhagax ayaa maal mahaan waxa oo ku sugnaa deegaanada Galmudug oo horay loo soo qabtay kadib markii dowlada Soomaaliya ay u dirtay ciidamada Naba Sugida oo ugu danbeyntii ku wareejiyey Dowlada Ethiopia. Qalbi dhagax ayaa sheegay in oo aad ugu faraxsan imaanshaha deegaanada Galmudug asagoo xoriyadiisa dib u helay gacan u galintii Ethiopia. Dowlada Soomaaliya ayaa ilaa hada ayaa ka hadlin xoriyada oo helay Qalbi dhagax oo xitaa ka bixin wax raaligalin qaladkii ay u geysteen, Asaga marka ka hadlaayey xaflad ay u dhigeen Buslshada Galmudug e magaalada Gaalkacyo ayuu ayuu dhahay shaqsiyaadii cadawga ii gacanta ii galiyey Dowlada Ethiopia xitaa waa soo qori waayeen Cafid iyo Raaligalin. HOOS KA DHAGEYSO WARBIXINTA QALBI DHAGAX.

HOOS KU QOR RAYIGAADA

Kommentera

E-postadressen publiceras inte. Obligatoriska fält är märkta *