Eden Hazard oo banaanka soo dhigay in oo Muslim yahay Daawo Video.

Filed under: MUUQAALADA,WARARKA,WARARKA MAANTA |
Weeraryahanka kooxda Chelsea ugu ciyaara garabka ayaa mudo laga shakisanaa diinta oo haysto laakiin mar laga duubay muuqaal oo ugu hadlaayey in goolal badan dhalin oo gaaraya ilaa 40. Su,aal ayaa la weeydiiyey xidiga oo ah goolal badan ma dhalin doontaa oo gaaraya ilaa 40 gool waxa oo ku jawaabay Insha Allah waan dhalin doonaa. Muuqaalkaan oo soo duubay Asbuucaan Eden Hazard ayaa shakiga ka saartay dadkii ku wareersanaa diinta oo haysto Eden Hazard, waxaana soo baxaya in xidiga oo haysto Diinta Islamka. Eden Hazard waxa uu dhashay dalka Biljil laakiin xidiga asal ahaan waxa oo kasoo jeedaa dalka France oo marka laga codsaday in qaato dhashay France laakiin Eden Hazard waa diiday. HOOS KA DAAWO MUUQAALKA LAGA SOO DUUBAY EDEN HAZARD.

HOOS KU QOR RAYIGAADA

Kommentera

E-postadressen publiceras inte. Obligatoriska fält är märkta *