Muuqaal Naxdin badan oo lago soo duubay dhibkii lagu haayey Muslimiinta Buruma

Filed under: MUUQAALADA,WARARKA,WARARKA MAANTA |
Dalka Buruma ayaa waxaa laga soo bara kiciyey Muslimiin badan oo ku noolaa wadankaas kadib markii ay weerar kusoo qaadeen Gaalada Budista ah. Waxaa la gubay hantidii Dadka Muslimiinta ahaay sidoo goobihii warbarashada sida dugsiyadii Quraanka, Musaajidadii, Duryihii. Muuqaalkan ayaa ku goobo faro badan oo la gubaa iyo Dadkii Muslimiinta ahaay qaabkii a burakaceen. Wadanka Buruma waxaa deganaa Muslimiin aad u faro badan oo u dhashay wadankaas laakiin hada wax Muslimiin ah oo halkaas ku haray Majireen waxa ay usoo qaxeen dalka Bangaalodheesh oo daris la ah wadankaas Muslimiinta laga soo barakiciyey. Ciidamada Buruma ayaa qayb ka ahaay dagaalka lagu soo qaaday Muslimiinta ku noolaa dalkaas, waxa xasuuq ba,aan u geysteen dad badan oo Muslimiin ah. Beesha Caalamka waa ka gaabsadeen dhibaata loo geystay Dadka Muslimiinta ah ee reer Buruma mana jirto wax gurmad ah ay u fidiyeen markii laga reebo wadamo badan oo Muslimiin ah gar gaar u geeyey markii ay soo gaareen Wadanka Bangaalodheesh. HOOS KA DAAWO MUUQAALKA. https://youtu.be/KRzoY-dLc_4

HOOS KU QOR RAYIGAADA

Kommentera

E-postadressen publiceras inte. Obligatoriska fält är märkta *